Dowlada Kenya oo qaaday talaabooyin adag oo ay uga aargudaneyso UK

Dowlada UK ayaa dhawaan wadamo ay kamid yihiin Kenya, Pakistan iyo Bangladesh & ku dartay liiska dalalka dadka ka yimaada la galinayo mudo labo isbuuc ah karantiil sidoo kale dadkaasi iska bixin doonaan kharashka karantiilka. Dowladda Kenya ayaana si weyn uga carootay go’aankii ay Dowladda UK ay dalkeeda ugu dartay liiska waddamada cas ee uu … Continue reading Dowlada Kenya oo qaaday talaabooyin adag oo ay uga aargudaneyso UK